Martin Griffiths oo gaaray Baydhabo lana kulmay Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA Martin Griffiths . Kulanka waxaa looga hadlay Arimaha Abaaraha iyo sidii wax loogu qaban lahaa bulshada ku nool guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed ee Saamaysay Abaarta Daran ee ka … Continue reading Martin Griffiths oo gaaray Baydhabo lana kulmay Laftagareen (Sawirro)